0014156340752
Tel: 001415...
Macahdka markazulfurqan.com waa Shabakad aad ka baran karto Qur,aanka iyo cilmiga diinta adiga oo jooga gurigaaga ama xafiiskaaga, waxaana ka dhigan kara caruur iyo waayeelba.Machadkan markazulfurqan.com waa machad ka howl gala guud ahaanba Caalamka oo dhan meel kasta oo ay joogaan ama ku nool yihiin Soomaalidu.
Faahfaahinta Machadka:-
Machadkan waa maqal iyo muuqaal toos ah [waa ardaygii oo macalinka guriga la jooga oo kale] iyada oo la adeegsanayo Internetka
Hadaad rabto in aad is qorto Machadka ama aad tijaabisid waxaad is ka diiwaan gelin kartaa halka kore ee ay ku qorantahay Diiwaan gelin waxaadna u baahantahay:

DuruustaWaxaa loogu bishaaraynayaa bulsho wayta soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan inuu udiyaariyay machadka markazulfurqan.com oo ah machad muddo laba sano ah furan duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi doono online waqtikasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad safar gasho duruustu kaa baaqan mayso hadaba hadaan kuu sharxo casharada laguu dhigi doono hadii allaha doono waa sidan soo socota :
|