Duruusta
Waxaa loogu bishaaraynayaa bulsho wayta soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan inuu udiyaariyay machadka markazulfurqan.com oo ah machad muddo laba sano ah furan duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi doono online waqtikasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad safar gasho duruustu kaa baaqan mayso hadaba hadaan kuu sharxo casharada laguu dhigi doono hadii allaha doono waa sidan soo socota :
1. Higaada Carabiga {ا ب ت ث} waxaad ku baran muddo 4bilood ah
2. Akhrinta Qur'aanka 6bilood
3. Tajwiidka Qur'aanka. 3bilood
4. Xiftiga Qur'aanka. 2sano
5. Luuqada Carabiga. 1sano
6. Salaada iyo Axkaamteeda 3bil
7. Caqiidada & Aasaaska Islamka 3bil
8. Al-Tarbiyah Islaamiya. 3bil
9. Xadiis. 3bil
10. Axkaamta(Fiq-hi) 3bil
11. Duruus Waalidka ah.
12. Naxwaha & sarfiga 1sano
13. Tafsiirka qur,aanka 1sano
