Martida Boga

We have 5 guests online

Download skype here

About us

www.Markazulfurqan.com is an online Quran Academy to teach the students of any age, any country and anywhere in the world. We welcome the parents who are worried about Islamic education of their children especially from western countries to come and equip their children with the divine knowledge. www.Markazulfurqan.com is worlds’ best online Quran academy providing the Islamic education to the students of every age. We aim to provide an easy platform to the prospective Quran students for enlightening them with the best possible Quranic understanding in all its forms and manifestations. We have highly qualified and well experienced teaching staff. Our mission is to spread the teachings of Quran all over the world. We are committed to provide Quran education to our students in a charming atmosphere and greed passion. We claim that the students of our organization will not only be fine recites but also good interpreter To this end, we are committed in our venture to the best of our sincerity and humble capacity to provide a team of extremely capable, highly educated and well trained tutors. We are Alhamdulillah, committed and dedicated to broadcast the essence and spirit of the Holy Quran to all the aspirants in every nook and corner of the world

0014156340752

Tel: 001415...
Macahdka markazulfurqan.com waa Shabakad aad ka baran karto Qur,aanka iyo cilmiga diinta adiga oo jooga gurigaaga ama xafiiskaaga, waxaana ka dhigan kara caruur iyo waayeelba.Machadkan markazulfurqan.com waa machad ka howl gala guud ahaanba Caalamka oo dhan meel kasta oo ay joogaan ama ku nool yihiin Soomaalidu.
Faahfaahinta Machadka:-
Machadkan waa maqal iyo muuqaal toos ah [waa ardaygii oo macalinka guriga la jooga oo kale] iyada oo la adeegsanayo Internetka
Hadaad rabto in aad is qorto Machadka ama aad tijaabisid waxaad is ka diiwaan gelin kartaa halka kore ee ay ku qorantahay Diiwaan gelin waxaadna u baahantahay:
Computer/laptop
Internet
Microphone & speaker[sameecad]
Web camera.
skype software
markaad soo diyaar-noqoto fadlan
kala soo xidhiidh tilifoonkan bilaashka kuu ah si aanu kuu caawino,
call us: 0014156340752 ama 002522 4028407
E_mail: This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it


call me

0014156340752

E-mail:

macalinibrahimcali@hotmail.com

 Add to this Skype name: markazulfurqan114

Ogeysiis

1: Fadalan wakhtiga qur’aan dhagaysiga hala ilaaliyo
2: Waalidiinta waa inay soo xaadiraan wakhtiga cashar dhagaysiga ardayga
3: Waa in ardaygu soo xafido casharka qur,aanka si tajwiid  ahna usoo diyaariyo
4: Hadii ardaygu  xanuunsanyahay waa in waalidku lasoo socodsiiyo macalinka
5: Inta macalinku casharka ku jiro waa in  aanu jirin hadal. qur,aan akhris mooyee

  •  

Barashad Diinta

Al-Xamdu-lillaah: Ilaahay baa mahadleh, waxaa noo farxad ah in ay maanta noo suura gashay inaanu idiin soo bandhigno Macallimiin guryahiina wax idiinku dhiga oo waliba idin baraarujiya idinka iyo carruurtaba. Runtii waa fursad qaaliya oo qofkasta u sahlaysa inuu barto Qur'aanka iyo dhamaan cilmiga iyo caqiiddada Diinta Islaamka. Waliba isaga oo gurigiisa jooga ay suurtagal u tahay inuu macalin toos wax ugu dhigo adiga, carruurtaada iyo cidkasta oo qoyskaaga ka mida ama aad masuul katahay

Waxaa suuragala in masaajidka iyo madrasadu kaa fogyihiin, wakhtina aanad u hayn inaad caruurta gayso haddii aad gaysana aanad la socon waxa maalin kasto loo dhigo. Intabadana qurbo jooga intayar ee nasiib u hesha Madarasadaha iyo masaajida waxaa dhacda in ay macalimiintu yaryihiin kadibna 30-50 arday uu macalin kaliyi hal fasal wax ugu wada dhigo oo kadib wakhtiba aanu u helin arday kasta inuu siiyo 10 mirir ama wax ka yar. Waxaa kale oo jirta in soomali badan gaar’ahaan kuwa ku nool  Europe, America, Canada, Australia  iyo wadamo kale oon muslim ahayn inay lakulmaan dhibaato wayn oo ah: inaanay haysan cid diinta Islaamka barta iyaga iyo ubadkoodaba.Hadaba anakoo halkaa ka duulayna ayaanu idiin soo diyaarin koorsooyin diini ah oo online ah wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh telkan: 0014156340752ama ku darso skype ka maamulaha oo ah:markazulfurqan114